War cusub oo ka soo kordhay dad horey loogu xirxiray afgembigii fashilmay ee Turkiga

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa laashay xukunno xabsi daa’in ahaa oo hore lagu xukumay 71 askari oo ka mid ahaa askartii loo qab qabtay afgambigii dhicisoobay sannadkii 2016-kii. Qaar ka mid ah ardaydii iyagana loo xiray hawshaas ayaa xalay laga sii daayay xabsiga Silivri ee magaalada Istanbul. Horaantii bishan ayay ahayd markii maxkamada racfaanka … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay dad horey loogu xirxiray afgembigii fashilmay ee Turkiga